Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim ayaa sheegay in ay socoto dadaalo iyo qorsheyaal lagu xakameynaayo Fatahadaaha Soo ku lablaabta DeEgaanada HIrhshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.