Beeraleeyda Jowhar oo Loogu Baaqay in ay dib Ubilaabaan Tacabka Beeraha kadib Fatahaadii Wabiga Shabeelle.

0
389

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Yuusuf Cabdullahi Cumar oo kamid ah iskaashatooyinka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ugu baaqay beeraleyda in ay dib u bilaabaan tacabka beeraha maadaama ay beeraha qaar biyaha ka baxeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here