Munaasabad lagu Xusaayey Todobaadka Naas-nuujinta oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu Xusaayey Todobaadka Naas-nuujinta ayaa lagu qabtay Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar waxaana ka soo qeybgalay masuulyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe, dhaqaatiirta Magaalada Jowhar iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here