Muqdisho kiisaska cudurka Karoonaha oo sii kordhaya

0
136

JOWHAR (Radio isnaay) Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in Kiisaska cudurka Karoonaha ay noqdeen kuwo sii kordhayay labadii todobaad ee lasoo dhaafay.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,207

o Laga Helay: 53

o Banadir: 31

o Puntland: 17

o Jubbaland: 3

o Galmudug: 2

o Lab: 29

o Dhedig: 24

o Bogsashada: 34

o Dhimasho: 2 (Banadir:1, Galmudug:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 15,456

Bogsashada Guud: 7,567

Dhimashada Guud: 813

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here