Man United oo Heshiis Cusub Ku Abaalmarinaysa Luke Shaw

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay bilaabi doonto wadahadalada heshiiska cusub ee xiddiga daafaca Bidix uga ciyaara ee Luke Shaw.

Xiddiga ayaa ka mid ah xiddigihii ugu fiicnaa Man United xilli ciyaareedkii hore isaga oo sidoo kale soo bandhigay qaab ciyaareed fiican tartankii euro 2020.

Shaw ayaa caawiye ka noqday 3 gool mid kalena dhaliyay tartankii euro 2020 isaga oo xulkiisa ka caawiyay in ay gaadho final-ka euro 2020.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here