Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kusimaha Madaxweynaha Hirshabelle ahna guddoomiye ku xigeen labaad ee baarlamaanka Hirshabelle Mahad Xasan Cusmaan xilidhibaano iyo wasiiro katirsan Hirshabeelle ayaa kormeeray waddada isku xirta Magaalada Jowhar iyo Garoonka Diyaaradaha halkaasa oo uu maamulka gobalka sh/dhexe iyo kan degmada Jowhar ay ka wadaan dayactir iyo dib u furis madaama wadadaasi ay xirtay fatahaada webiga Shabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Cabdiraxmaan Abuukar.