Isticmaalka Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo Walaac laga Muujiyey.

0
227

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ka soo jeeda Magaalada Jowhar ee wax ka barta Jaamacadaha ku Yaala muqdisho ayaa sheegay in dhibaato Badan ay ku qabaan safarka waddada  xilliga ay fasaxa ku jiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here