Hirshabeelle oo Ardaydii ku dhacday Imtixaankii Dugsiga dhexe ugu Baaqday in la Xoojiyo Aqriska Badan.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Abuukar Xasan Abuukar ayaa Ardayda Deegaanada Maamulka Hirshabeelle ugu Baaqay in la Xoojiyo Aqriska Daruusta gaar ahaan Waxa fariin udiray Ardaydii ku dhacday Imtixaankii Dugsiga Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya – : Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here