Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa socday 3 Sedex maalmood oo ay soo qaban qaabisay Dowladda Soomaaliya iyadoo funka ay bixineeysay Hey’adda UNDRR ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Jowhar waxaanka Tababarkaasi lagu baranaayey Ka hortaga maareeynta masiibooyinka iyo qataraha ka jirta Magaalada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.