Dowladda Britain oo Lacag Mallaayiin dollar ah ugu Deeqday Dalal ay kujirto Soomaaliya.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa magaalada London ee dalka ingiriiska lagu soo geba-gabeeyay shirka horumarinta Arrimaha waxbarashada, kaas oo muddo lab cisho ah socday, isla markaana looga hadlayay horumarinta iyo saro u qaadida waxbarashada.

Hayeeshee Shirka ayaa waxaa looga dhawaaqay lacag dhan 5 Bilyan oo Dollar, taas oo lagu horumarinayo Waxbarashada  90 dal oo ay Soomaaliya kujirto, sida uu Goobta shirka kaga dhawaaqay Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Britain.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here