Cudurka Shuban Biyoodka oo Tiro Carruur ah ugu Geeriyootay Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Buulo Axmed Cigow oo ka mid ah Tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay  ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga soo Sheegayaa in uu ka Dillaacay Cudurka Shuban Biyoodka kaa oo inka badan 5 Carruur ah ay udhinteen Cudurkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here