Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Ka hadlay Sida ay kaga qeyb qaadan karaan Dib u dhiska Dalka. 

0
157

Isdhexgalka Bulshada waa Mid aad u Muhiimsan waana Midda kaliye ee Abuuri karta in Dalkeena uu gaaro Horumar Balaaran waxaana jira dhalinyaro badan islamarkaana kashaqeeya sidii ay umuujin lahaayeen Doorkooda ku Aadan dib Udhiska Dalka.

Cabdulaahi Maxamed Axmed oo kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo aan wax kaweeydiinay Kaalinta Dhalinyarada ay ku leeyihiin dib udhiska Dalka  ayaa sheegay in Door firfircoon ay Dhalinyaradu ku leeyihiin dib udhiska dalka.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hiloowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here