Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Tuulada Baareey oo ka mid ah tuulooyiinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa waxa ay ka mid tahay tuulooyinka ay sida daran u sameeyeen fatahada wabiga shabeelle kaas oo ay ka barakaceen qoysaskii ku noola tuuladaasi balse hadda ay u muuqato in ay dib ugu soo laabteen dadkii horay ugu barakacay tuuladaasi sida uu Radio Isnaay Usheegay Gudoomiyaha tuulada baareey Cabdullahi Cabdiraxmaan yuusuf.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.