Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Cusmaan Cali oo ka mid ah Aqoonyahanada Magaalada Jowhar ayaa sheegay dhibaato badan ay sababeen Fatahaadaha ku soo lablaabta deegaanada Gobolka Shabeellaha dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.