Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cisbitaalka Martiini ayaa mar kale dib loogu asteeyay Bukaanada uu soo ritay COVID-19, Iyadoo gabi ahaanba la joojiyay Adeegyadii kale ee Isbitaalku u hayay Bulshada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.