Hirshabeelle oo Waaladiinta ugu Baaqday in la Xoojiyo Kaalintooda Waxbarashada Ubadka.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta dowlad gobaleedka Hirshabeelle Sheikh Abuukar Cali Maqaney ayaa ku booriyay Ardayda deegaanada Hirshabeelle in ay horay usii wataan waxbarashada isagoona ugu baaqay waalidiinta in ardayda ay ku xoojiyaan waxbarashada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here