Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Dugsiga Dhexe.

0
174

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada  Iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Hirshabeelle ayaa goor dhaw shaacisay  natiijadda Imtixaanka 8aad Ee dugsiga  dhexe Sanad Dugsiyeedka 2020-2021.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here