Ganacsatada Jowhar oo Sheegay in uu Sare Ukacay qiimaha Maciishada.

0
158

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Baqaarada ku iibiya raashiinka qutul daruuriga ee laga keeno dibada  iyo kuwa dalka ka baxa ayaa sare u kacay kadib fatahaadaha wabiga shabelle  iyo xagaayaha xilliga guga aan ku jirno oo xiray wadooyinkii ay baabuurta soo mari  lahaayeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here