Chelsea oo Qorshaynysa In Ay Man City Ka Afduubato Xiddig Ay Pep Guardiola Kaga Dhagantahay.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay ku garaacdo Manchester City saxiixa 100 milyan lagu qiimeeyo ee kabtanka u ah kooxda Aston Villa Jack Grealish.

Xiddiga 25 jirka ah ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa in uu ka tagayo kooxda Aston Villa kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Man City ayaa la rumaysanyahay in ay hogaaminayso tartanka loogu jiro saxiixa Grealish inkasta oo ay Villa dalbanayso lacag dhan 100 milyan oo euro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here