Beeraleeyda Degmada Balcad oo loo Qeybiyey Abuurka Beeraha.

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan laba kun oo qoys  oo barakacayaal ah oo degan 6 tuulo oo Hoostagta degmada Balcad ee gobalka sh/dhxe ayaa lagarsiisay abuur isugu jiro galeey, digir-gaduud, salbuko, qudaar dhowr nooc iyo kaash oo lasiin doono abuurka ka dib sida uu sheegay sarkaal ka tirsan hey’adda Banaadir development foundation oo ah Urur maxali ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here