Xoolo Dhaqatada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka Cabanaya Cudurro Dhibaato ku Haaya Xoolaha.

0
231

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xoolo Dhaqatada Deegaano katirsan Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in ay sii kordhayaan Cudurrada ku dhaca Xoolaha sida uu Radio Isnaay ee Magalaada Jowhar Usheegay Xamuud Faarax Xasan oo ah Xoolo Dhaqato ku nool Deegaanka Cali Caalin ee Dulleedka Degmada Mahadaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here