Kulan looga Hadlaayey Horumarinta Haweenka oo lagu Qabtay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Isaanka Maamulka Hirshabeelle Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa Degmada cadale ee Gobolkani Shabeellaha dhexe waxa ay kulan kula qaadatay Haweenka ku nool degmadaasi waxaana looga hadlaayey sidii loo balaarinlaha kaalinta Haweenka ee Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here