Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili mudooyinkii dambe Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeellle laga dareemayay siciri barar ku yimid qiimaha la iibiyo badeecadaha kala duwan ayaa haatan waxaa la dareemaya in qiimaha uu hoos usoo dhacayo lagana baxaya sicir bararkii.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.