Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Madaxweynayaashii Hore ee Dalka oo la Kulmay Waxgaradka Degmada Cadale.

0
188

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynayaashii Hore ee dalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ku sugan Degmada Cadale ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa kulamo kala duwan la qaatay Odayaasha dhaqanka ee degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here