Maamulka Tuulada Geedo Barkaan oo Wada Dadaallo Lagu Carro tuurayo Wabiga Shabeelle.  

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Geedo Barkaan oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada degmada jowhar ayaa waxaa ka socdo ololo carro tuur ah kaasi oo loogu goleeyahay sidii tuulada looga difaaci lahaa dhibaatada fatahadaaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here