Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Barcelona ee Laporta ayaa ka hadlay xaaladdii ugu dambeysay hishiis kordhinta Messi ee qalcadda Camp Nou
Messi ayaa xor ah haatan ka dib markii hishiiskiisa uu dhamaaday bishii hore , waxa ayna warar kala duwan sheegayaan in haatan kaliya harsan tahay in warqadda iyo qalinka uu is dul saaro.
Laporte ayaa hoosta ka xariiqay in uu ku kalsoon yahay in Messi uu kooxda la sii joogayo muddo fog.