Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Beeraha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cumar Ceymow ayaa sheegay in labada gobal ee Hirshabelle ay yihiin kuwa caan ku ahaa Waxsoosaarka beeraha isagoona si gaar ah u xusay in gobalka shabellaha dhexe uu isbixin jiray islamarkaan uu kabi jiray Dhaqaalaha dalka balse haatan fatahaadaha ay saameeyn ku yeesheen.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.