Carruur Cudurka Jadeecada ugu Geeriyootay Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Jadeecada oo kamid ah Xanuunada Faafa kana dhasha Wasaqda ayaa ka Dilaacay Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay  ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here