Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay in 39 qof  laga helay Cudurka Covid-19.

0
199

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha ee Soomaaliya, Waxaana ay sheegtay in ay jiraan qaar ka mid ah gobolada dalka uu cudurka uu kusii kordhayo halka gobolka Banaadir oo aheyd halkii ugu badneyd uu hoos u dhacay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here