Madaxweyne Cali Guudlaawe oo lagu soo dhaweeyay Degmada Cadale.

0
233

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Madaxweynaha Dowlad goballeedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada taariikhiga ah ee Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaysa : – Xaliima Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here