Aqoonyahanada Bartay Dhaqaalaha oo ku Baaqay in la Sameeyo Xarumo lagu Keydiyo Badeecadaha.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili Fatahaadaha Wabiga Shabeelle  ay  kusoo laalaabatay Maagalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle islamarkaana ay saameyn xoogan ay ku yeelatay ganacsiyada kala duwan ayna keentay In magaalada uu ka dhaco sicir barar ayaa ganacsatada loogu baaqay  in ay sameystaan keyd ay ku Keydiyaan bedeecadaha kale duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here