Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Rajo Wanaagsan ka Muujiyey Isbadalka ku Yimid Maciishada.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle waxaa labadii Bil ee ugu dambeysay laga dareemaayay sicir barar yimid kadib markii uu fatahay wabiga shabeelle, balse ganacsatada magaalada Jowhar ayaa haatan rajo wanaagsan ka muujiyay in laga baxo sicir bararkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here