Shaxda Wareerka Ah Ee ay Man United Ku Ciyaari Karto Xilli Ciyaareedka Dambe.

0
220

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa u muuqata in ay ka go’antahay in ay tartanto xilli ciyaareedka dambe iyaga oo si xoogan suuqa ugu jira waliba doonaya xiddigo wax weyn ku soo kordhin kara kooxda xilli ciyaareedka dambe.

Red Devils ayaa kaalinta 2-aad ka gashay premier League xilli ciyaareedkii hore waxana ay doonayaan in ay kaalinta 1-aad ku dhamaystaan xilli ciyaareedka dambe waxana arintaas cadayn u ah ka go’naanshohooda suuqa xagaagan.

Kooxda Man United ayaa ugu dambayn heshay saxiixa xiddiga Jadon Sancho kadib muddo sanado ah oo ay ku raad joogeen saxiixa xiddiga waliba xagaagii hore ku dhawaadeen saxiixiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here