Horyaalka Seria B, Ee Magaalada Jowhar oo Meel Xiiso Badan Maraya.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle waxaa si habsami leh ugu socdo Horyaalka Heerka 2aad ee Seria B, waxaa Garoonka Xasey kumaari ee xaafada Horseed Kuwada ciyaaray Kooxaha Baal-Guri Vs Al furqaan kulan ka Tirsanaa Horyaalka Heerka 2 aad ee Seria B Naadiga Baal-Guri ayaa 3-1 ku Garaacday Kooxda Alfurqaan
Sido kale Natiijada kulankii kooxaha Horseed star vs Dekedaha 6-0 waxaa lagu xasuuqay Naadiga Dekedaha iyado ciyaaraha socda ay qeyb ka yihiin isdhexgalka Bulshada magaalada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here