Maamulka Degmada Jowhar oo Sheegay in ay Wadaan Qorshayaal lagu Tageeraayo Beeraleeyda.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Degmada Jowhar Cusmaan Maxamed Mutqaar Baarey ayaa ku Baaqay in hey’addaha beeraleyda iyo dowlad gobaleedka Hirshabelle ay iska kaashadaan sidii loo horumarin lahaa tacabka beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –    Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here