Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqatiirta Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay Halista uu leeyahay HIV Aids waana mid ka mid ah cudurada dilaaga ah ugu halista badan ee la kalaqaado wuxuuna halis ku Yahay jiritaanka Aadanaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.