Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Xirfadaha Dhallinta Adduunka ee 2021 waxay mar kale ku dhacweysa xaalad adag iyadoo ay ugu wacan tahay cudurka faafa ee socda ee COVID-19.
Qaramada Midoobay, Shirkeedii Golaha Guud bishii Nofeembar 2014, waxay ku dhawaaqday 15 Luulyo inay tahay Maalinta Xirfadaha Dhallinyarada Adduunka,World Skills waxayna Maalintan qayb ka tahay maalmaha aqoonsiga adduunka ee kor u qaadista xirfadaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.