Shirkii Nabadeynta Beelaha Dega Tuulooyinka Mandheere iyo Deymasame oo Jowhar lagu Soo Xiray.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Gobalka Shabellaha Dhexe ayaa Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle kusoo gabagabeeyay shir dib u heshiisiin ah oo maamulka Hirshabeelle iyo odayaasha dhaqanka ay u qabteen dadka daga tuulooyinka Maandhaare iyo Deymasame oo dhawaan dirir dhexmartay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here