Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirka la tashiga qorshaha istaraatiijiyada Qaran ee beeraha 2021-2025 oo ay kasoo qeyb galeen mas’uuliyiin ka kala socotay Wasaaradaha beeraha Hirshabeelle iyo tan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Khubaro dhanka beeraha ah ayaa laga daah furay Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.