Waxgaradka Tuulada Geedo-Barkaan ee Dulleedka Jowhar oo Gurmad Rashin ah ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Geedo-Barkaan ee Dulleedka Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka jira Xaalado Bini’aadanimo oo isugu jira cuno yari iyo daawo la,aan kadib markii uu saameeyey Fatahaadaha Wabiga Shabeelle sida uu radio Isnaay ee Magaalada Jowhar usheegay Gudoomiyaha Tuuladasi Ciise Maxamed Xasan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here