Beeraleeyda Magaalada Jowhar oo Udiyaar Garooway Tacabka Beeraha.

0
210

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo Fatahaada Webiga Shabeelle ay saameeyn xoogan ku yeelatay Beeraleeyda Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle,islamarkaana qaarkood ay ku waayeen dalaggii beeraha uga soo go’I lahaa ayaa haatan beeraleyda waxa ay diyaar garow xoogan ugu jiraan in dib ay u tacbadaan Dalagyada beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here