Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxgaradka kasoo jeedo tuulooyinka deymasame iyo maandheer oo dhawaan dirir dhexmartay ayaa soo dhaweeyay gogasha dib uheshiiseen ee uu maamulka Hirshabelle dhigay magaalada Jowhar taas oo lagu xalinaya khilaadka udhaxeeyay beelaha walaalaha ah ee tuulooyinkaasi dega.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.