Shir lagu Heshisiinaayo Beelo Walaalo ah oo ka Socda Magaalada Jowhar.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad gobaleedka Hirshabeelle waxaa ka socda shir dib u heshiisiin ah oo odayaasha dhaqanka iyo maamulka gobalka shabeellaha dhexe ay u qabanayaan beelo walaalo ah oo dhawaan Dirir ku dhexmartay dulleedka Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here