Puntland oo Hoggaaminaysa Kiisaska Cudurka Covid-19 ee Guud ahaan Dalka.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay kiisaskii ugu dambeeyay ee laga helay Soomaaliya ee cudurka Karoonaha, waxaana wasaaradda ay sheegtay in sare u kac uu jiro maadaama dalka laga helay 24 qof saacaddihii lasoo dhaafay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here