Horyaalka Heerka 2aad ee Seria B, oo si Habsami leh uga socda Magaalada Jowhar.

0
272

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa si habsami leh ugu socdo Horyaalka Heerka 2aad ee Seria B, labadii Maalin ee ugu Dambeysay waxaa Garoonka kubada cagta Xaseey kumaari ee xaafada Horseed  ku wada ciyaaray kooxaha heerka labaad sida Horseed star Vs Aljaziira ama Alfurqaan Vs Buulo Jaziira.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here