Xulka Talyaaniga oo ku guuleystay koobka EURO 2020.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xulka Talyaaniga ayaa Ingiriiska garoonkooda Wembley kaga qaaday Koobka EURO 2020.

Cayaar aad u xiiso badan ayaa labada Xul ee Talyaaniga iyo Ingiriiska caawa ku dhexmartay garoonka Wembley, kaasi oo ahayd weerar iyo weerar cells ah.

Kulanka ayaa waqtigii loogu talagalay ee 90 ka daqiiqo ku soo idlaaday bar bar dhac 1-1, waxaana sida sharciga uu qabo cayaarta lagu daray waqti dheeri ah oo 30 daqiiqo si loo kala saaro labada xul, taasi oo ugu dambeyn ay isla dhaafi waayeen 1-1. Bar bardhac.

Xulka Talyaaniga ayaa dhigiisa Ingiriiska koobka kaga qaaday gool ku laad 3-2, oo ay guusha ku raacday Talyaaniga oo sanadkan hantay koobka EURO 2020.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here