Magaalada Jowhar oo lagu soo Xiray Tababar ku Saabsan Waxsoosaarka Beeraha.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar Ee  Casimadda Dowlad Gobolledka Hirshabeelle ayaa waxa lagu soo gabagabeyay Tababar soconayay Muddo Lix Maalmood ah Kaa oo ay ka faa’ideysteen  Iskaashatooyiinka Beeraleeyda Gobolkani  Shabellaha Dhexe Dadka ka Qeyb galay Tababarkan aya lagu Baray soo aruurinta Dalagyada ka soo go’a Beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here