Sare u kac kuyimid Qiimaha lagu kala iibsado Dalagga Galeyda ee Suuqyada Jowhar.

0
620

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalagyadii la beeray ka dib Saameeyntii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa haatan ka  muuqanaya  Suuqyada Waaweyn ee Magalada Jowhar sida Galeyda, Digirta iyo noocyada kale ee laga Beero Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :-Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here