Maamulka Gobolka Banaadir oo ku Baaqay in Xoolaha Udxiyada lagu Gowraco kawaanada Xoolaha.

0
209

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Mudane Cumar Cali Rooble iyo Hey’addaha ka shaqeeya Qeybinta Udxiyadda, Maadaama ee nagu soo food leedahay Ciida Carafo, isla markaana la doonayo in Bulshada si hufan loo gaarsiiyo Udxiyada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here