Hay’adda FAO oo Kordhisay Howlgalkeeda La-dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Cunnada iyo Beeraha  Qaramada Midoobay ee (FAO) ayaa sheegtay inay kordhisay howlgallada cirka ah ee lagu xakameynayo Ayax farabadan oo ku nool meelo kamid ah waqooyiga Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here